Labo Nin oo saakay lagu toogtay Fagaare kuyaala Muqdisho (Akhriso Magacyada)

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay labo nin oo lagu helay in ay katirsanaayeen Al Shabaab kana qeyb qaateen dilal iyo qaraxyo ka dhacay Muqdisho. Labadan nin ee xukunka dilka ah lagu fuliyay ayaa lagu lagu magacaabayay Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) iyo Max’ed Cali Boorow Aadan (C/xakiin), waxa ayna labadan qirteen dambiyadii lagu soo eedeeyay. Fagaaraha … Continue reading Labo Nin oo saakay lagu toogtay Fagaare kuyaala Muqdisho (Akhriso Magacyada)